Warbixinta koorsooyinka

Warbixinta koorsooyinka

* waxaan koorso siiyaa dadka qurbaha joogo bes

  • koorso majirto August bisha 8daad

Koorsoyinka Keega

Habibs Cake Course 1, learn how to make the cake from scratch.
Habibs Cake Course 1, learn how to make the cake from scratch.

Online koorso

Online koorso

Koorsada 1aad.
£100.00
One time

Koorsada 1aad waxaad ku baraneysaa: *keegag fudud o fresh/whipping cream la marinayo *koorsa walba waxay soconeysaa 1 bil *weegi/isbuuci 1 mar ayan Google meet cashar idinku siinayaa o soconayo 30 min ilaa saacad. *Habeen walba o axad eh 22:00 europe ama 9:00pm Uk time. * koorsada weey duubantahay, video iyo qoraal ahaan ayad u baraneysaa. Anigane wan ku caawinayaa waxii kasii dheerad eh

Koorsada 2aad
£150.00
One time

Koorsada 2aad waxad ku baraneysaa: *keegag dhadheer o butter cream la marinaayo *Koorso walba waxay soconeysaa 1 bil *Bisha ay koorsadu socoto 2 mar ayan Google meet cashar idinku siinaya o soconayo 1 saac * koorsada 2aad waxan casharka bixiyaa habeen isniin eh * koorsada weey duubantahay, video iyo qoraal ahaan ayad u baraneysaa. Anigane wan ku caawinayaa waxii kasii dheerad eh.

Koorsada 3aad
£150.00
One time

koorsada 3aad waxaad ku baraneysaan, cupcakes, cakepops, cakesicles, cookies and cheesecake. * koorsada weey duubantahay, video iyo qoraal ahaan ayad u baraneysaa. qoraalka iyo videoyada website keeyga ayay ku jiraan, markay koorsadu bilaawan rabto ayan kuso furayaa. Anigane wan ku caawinayaa waxii kasii dheerad eh *koorsada Isbuuca ugu horeeyo ayan 1 mar Google meet cashar idinku siinaya o soconayo 1 saacadod *koorsada waxay soconeysaa 1 bil *koorsada waxay ku furnaaneysaa 1 sano


✓ 1. waxaad ku baraneysaa cupcakes
✓ 2. waxaad ku baraneys cakepops
✓ 3. waxaad ku baraneysaa cakesicles
✓ 4. waxaad ku baraneysaa cookies/buskud
✓ waxaad ku baraneysaa heart smash/hadiyad